Ciidamo cusub oo Milatari ah oo la geeyay Degmo Al Shabaab Go’doomiyeen (Sawirro)

Ciidamado cusub oo katirsan milatariga Soomaaliya dhawwaana tababar loogu soo gabagabeeyay magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta la geeyay degmada Waajid ee gobolka Baay. Masuuliyiin katirsan maamulka degmada Waajid iyo saraakiil ciidan ayaa soo dhaweeyay ciidankan cusub ee katirsan milatariga Soomaaliya gaar ahaan qeybta 60aad  ee la geeyay degmada Al … Continue reading Ciidamo cusub oo Milatari ah oo la geeyay Degmo Al Shabaab Go’doomiyeen (Sawirro)